Monday, April 28, 2025
HomeAll NewsMaxay ka Dhigan Tahay Isku Shaandheynta Golaha Wasiirada Dowladda Fedaraalka?

Maxay ka Dhigan Tahay Isku Shaandheynta Golaha Wasiirada Dowladda Fedaraalka?[FALANQEYN]

Dowladda Fedaraalka ayaa maanta isku-shaandheyn ku sameysay golaheeda wasiirrada, iyadoo wasiirrada qaar xilalkii ay horay u ahayeen laga qaaday loona magacaabay kuwo cusub.

Haddaba maxay ka dhigan tahay isku-shaandheyntaan cusub, xilli ay Dowladda Fedaraalka mareyso marxalad xasaasi ah? ku dhageyso falanqeyntaan hoose.

Halkaan ka Degso Falanqeynta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.