Saturday, July 12, 2025
HomeAll NewsMaxay Salka ku Heysaa Azmada Biyo-yarida la Xiriirta ee ka Taagan Dalka...

Maxay Salka ku Heysaa Azmada Biyo-yarida la Xiriirta ee ka Taagan Dalka Urdun.[WARBIXIN]

Dalka Urdun waxaa mudooyinkii lasoo dhaafay ka taagnaa biyo yari saameyn ku yeelatay guud ahaan dalkaas, waxaana dalkaan lagu tiriyaa inuu yahay dalkaugu faqrisan xagga biyaha ee guud ahaan.

Waxaa hadda laga cabsi qabaan in xaaladda ay kasii darto, iyadoo bilooyinkii lasoo dhaafay la diiwaan galiyay hoos udhicii ugu ballaarnaa ee xagga biyaha ah, arrintaas oo loo sababeynayo asbaabo dhowr ah, warbixintaan ayaadna kaga bogan doonaan waxyaabaha sababay biyo yarida ka jirta Urdun.

Halkaan ka Degso Warbixinta Urdun

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.