Friday, July 18, 2025
HomeAll NewsMaxay soo Gudbineysaa Xalqada Labaad ee Barnaamijka Islaamka iyo Bulshada.?

Maxay soo Gudbineysaa Xalqada Labaad ee Barnaamijka Islaamka iyo Bulshada.?

Islaamka iyo Bulshada, waa barnaamijka cusub oo ay dhawaan soo kordhisay warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan, waxayna xalqadiisii ugu horreysay baxday todobaadkii tegay.

Hadaba muxuu daaran yahay isbuucan, maadaama uu baxo maalin waliba oo Khamiis ah laguna soo qaato mawaadiic muhiim ah? Wariyaheyna Farxaan ayaa ka warramaya.

Halkaan ka Degso Xogta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.