Tuesday, July 8, 2025
HomeAll NewsMaxay Tahay Ahmiyadda Istaraatiijiyadeed ee Magaalada Babinusa ee Dalka Suudaan.?

Maxay Tahay Ahmiyadda Istaraatiijiyadeed ee Magaalada Babinusa ee Dalka Suudaan.?[WARBIXIN]

Dalka Suudaan waxa uu wali marti galinayaa dagaallo culus oo u dhaxeeya xukuumadda Suudaan iyo maleeshiyaadka RSF, waxaana dagaalkaan uu gallaaftay nolosha dad badan oo Suudaaniyiin ah.

Magaalada Babinusa ee ku taalla gobalka Kardafaan ee dalka Suudaan ayaa waxaa iminka ka socda dagaallo culus oo u dhaxeeya labada dhinac, waxaana warbixintaan kusoo gudbin doonnaa ahmiyadda istaraatiijiyadeed ee magaaladaan.

Halkaan ka Degso Warbixinta Suudaan

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.