Wednesday, April 16, 2025
HomeWarka GudahaMaxay Tahay Cawaaqib Xumada ka Dhalankarta Weeraradii Aadan Yabaal ee ay La...

Maxay Tahay Cawaaqib Xumada ka Dhalankarta Weeraradii Aadan Yabaal ee ay La Kulmeen Saraakiishii Ugu Sarreysay Dowladda Fedaraalk.?

Fashil aad u wayn iyo khasaare culus oo isugu dhimasho iyo dhaawac ayaa saakay kasoo gaaray Dowladda Fedaraalka.

Saraakiishii ugu sarreysay Dowladda Fedaaraalka ee halkaasi ku sugnaa ayaa waxay dagaalkan ka dhaxlikaraan cawaaqib xumo maadaama ay ku ku jabeen dagaalladii saakay ka dhacay degmada Aadan Yabaal islamarkaana ka carareen fagaaraha dagaalka.

Hadaba Maxay tahay Cawaaqib xumada ay Saraakiishan ku fashilmay dagaalka la kulmikaraan kadib dagaalkii Aadan Yabaal.?

Halkan ka Degso Xogta.

 

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.