Hadal hayn aad u xooggan oo la xiriirta dagaallada saakay ka dhacay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Sh/Dhexe ayaa taagan, waxaana ciidanka Dowladda Fedaraalka iyo saraakiishii hogaamineysay dul hoganaya su’aalo badan.
Hadaba hadal hayntu waa noocee halkeysa si gaar ah ugu saabsan tahay.?