Thursday, June 5, 2025
HomeAll NewsMaxay Tahay Halista Hindiya Kaga soo Wajahan Pakistan ee ay ka Cabsi...

Maxay Tahay Halista Hindiya Kaga soo Wajahan Pakistan ee ay ka Cabsi Qabto New Delhi?[WARBIXIN]

Dhawaan waxaa uu dagaal xooggan dhexmaray dowladaha Hindiya iyo Pakistan, kaas oo khasaare kala duwan oo isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur dhaqaalaba dhaxal siiyay labada dhinac.

Dowladda Hindiya ayaa waxa ay hadda ka cabsi qabsataa halis horleh oo kaga soo wajahan xukuumadda Pakistan, kadib hanjabaado ay hawada isku mariyeen Xukuumadaha Islamapad iyo New Delhi.

Halkaan ka Degso Warbixinta Hindiya iyo Pakistan

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.