Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsMaxay Tahay Kaalinta uu Macallinku ku Leeyahay Tarbiyada Ubadka?

Maxay Tahay Kaalinta uu Macallinku ku Leeyahay Tarbiyada Ubadka?[WARBIXIN]

Taribiyada korinta ubadka waxa ay waajib ka saaran tahay dhinacyo kala duwan, marka laga yimaado labada waalid ee uu Allaah u dhiibay ubadka, haddana waxa ay tarbiyadiisa waajib ka saaran tahay mucallimka ama macallimadda udhigeysa dugsiga iyo madarasada.

Haddaba maxay tahay kaalinta uu macallinku ku leeyahay tarbiyada ubadka? sideese ayuu macallinku u barbaarin karaan caruurta yaryar xilliga dugsiyada iyo madaarista? ku dhageyso warbixintaan hoose.

Halkaan ka Degso Warbixinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.