Mid kamid ah arrimaha ay diinta islaamka bogaadisay islamarkaana uu ajarka weyn kusoo arooray waa kafaala qaadidda agoonta.
Haddaba Maxay diinta Islaamku ka tiri garab istaagga iyo kafaalaqaadka aqoonta, dadka Muslimiinta ahse maxaa la gudboon xilliyada ciidaha oo kaga aaddan agoonta? waxaa warbxintaan ku eegaya walaalkeen Mahad Cubeyd.