Dadka Muslimiinta ah ee ku dhaqan Marinka Qazza ayaa wajahaya duqeymo wuxuushnimo ah iyo duullaan cudwaani ah oo uu maamulka Yahuudda muddo fog ka wado magaaladaas.
Mareykanka iyo Yahuudda oo isku garabsanaya duullaankaan ayaa waxa ay sidoo kale wadaan, dabinno aad ufoolxun oo ka dhan ah ehelkeenna ku nool Qazza, waxaana waxyaabaha murugada badan ee ay ku kaceen kamid ah, in loorarka burka ay uraaciyaan sun lagu dhibaateynayo ehelkeenna Qazza.