Maxbuus horleh oo kamid ah ciidamadii Dowladda Federaalka looga qabtay Dagaallada Shabeellaha Dhexe ayaa kasoo muuqday Muuqaal cusub, isagoo diraya fariin.
Maxbuuskaan ayaa lagu magacaabaa C/Nuur C/laahi Cumar oo Dowladda Fedaraalka kusoo biiray dhammaaadka sanadkii 2024-ka, waxaana lagu qabtay dagaalkii Masaajid Cali Gaduud ee Sh-dhexe.
Halkaan ka Degso Warka Maxbuuska