Saturday, July 19, 2025
HomeAll NewsMaxkamadda Islaamiga ah ee Sh-Hoose oo Xukun Xaddu Zino ah ku Fulisay...

Maxkamadda Islaamiga ah ee Sh-Hoose oo Xukun Xaddu Zino ah ku Fulisay Saddex Ruux.

Maxkamadda ku dhaqanka Shareecada Islaamka ee Qoryooley, ayaa waxa ay maalintii shalay xukun xaddu Zino ah ku fulisay 3 ruux oo ku kacay fal Zino ah.

Xukunka oo ka dhacay deegaanka Doon-Buraale ee gobalka Sh-hoose, ayaa waxa ay maxkamaddaa islaamiga ah ee Sh-hoose ku fulisay 3 gabdhood oo ku kacay Zinada.

Halkaan ka Degso Warka Xukunka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.