Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsMaxu Mareykanku uga Baqayaa Isbaheysiga Dowlado ay kamid ah Yihiin Shiinaha &...

Maxu Mareykanku uga Baqayaa Isbaheysiga Dowlado ay kamid ah Yihiin Shiinaha & Ruushka.?[WARBIXIN]

Dhawaan qaar kamid ah dowladaha ku yaalla Aasiya oo ay kamid yihiin Dawaladaha Shinaha, Ruushka, Kooriyadda Waqooyi Iyo Iiraan ay sameysteen isbaheysi ay ku mideysan yihiin, kaas oo ay isaga kaashanayaan danahooda.

Wargeys lagu magacaabo Foreign Affairs, ayaa diraasad dheer oo uu daabacay waxa uu kaga hadlay isgaashaanbuursiga dowladahaan oo dhammaantood ay cadaawadi kala dhaxeyso Mareykanka, isagoona ku tilmaamay mid argagax ku beeraya xukuumadda Washington.

Halkaan ka Degso Warbixinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.