Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsMeydadka 2 Dumar ah oo Laga Helay Keyn ku Taalla Ismaamul Katirsan...

Meydadka 2 Dumar ah oo Laga Helay Keyn ku Taalla Ismaamul Katirsan Kenya.

Maalintii Jimcaha ayaa la helay meydadka labada dumarka ah, waxayna midood ka laalaaday geed sida uu booliska ismaamulkaasi usheegay in xoolo dhaqato ah oo meydadka haweenka markii hore arkay.

Waxaa socda baaritaanno lagu sameynayo meydadkan si loo ogaado waxa sababay dilkooda.

Halkaan ka Degso Warka Kenya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.