Monday, June 23, 2025
HomeAll NewsMeydadka 2 Qof oo Gaari ku Dhex Jira oo Laga Helay Magaalada...

Meydadka 2 Qof oo Gaari ku Dhex Jira oo Laga Helay Magaalada Hargeysa.[DHAGEYSO]

Waxaa magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka la baxay Soomaaliland laga helay, 2 ruux oo mayd ah oo ku dhex-jira gaari yar oo nooca raaxada ah.

Wararka qaar ayaa sheegaya, in mid kamid ah labada ruux ee meydadkooda la helay uu yahay askari katirsan ilaalada madaxtooyada magaalada Hargeysa.

Halkaan ka Degso Warka Hargeysa

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.