Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsMeydka Gudoomiye ku Xigeenkii 01aad ee Balad-xaawo oo Maalmo ku Xayiran Muqdisho.

Meydka Gudoomiye ku Xigeenkii 01aad ee Balad-xaawo oo Maalmo ku Xayiran Muqdisho.

Cabdifataax Nuur Mataan oo ahaa guddoomiye ku xigeenkii 1aad ee maamulka degmada Baladxaawo ee gobalka Gedo oo dhawaan u dhintay qarax lagula beegsaday gobalkaas, yaa waxaa muddo maalmo ah uu meydkiisa yaallaa isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho.

Meydka masuulkaan la la dilay ayaa waxaa hadda laga dhoofin la’yahay magaalada Muqdisho, sababo ku aaddan xayiraadda duulimaadka ee saaran qeybo kamid ah gobalka Gedo.

Korneyl Aadan Rufle oo katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu sheegay, in masuulka la dilay aysan ku aasi karin magaalada Muqdisho, isagoo u sababeeyay in haddii ay halkaasi ku aasaan ay Xasan Sheekh uga cabsi qabaan inuu qabrigiisa faagto.

Halkaan ka Degso Warka Meydka Masuulka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.