Monday, April 7, 2025
HomeAll NewsMeydka Nin la La'aa Bil iyo Bar oo Laga Helay Guri ku...

Meydka Nin la La’aa Bil iyo Bar oo Laga Helay Guri ku Yaalla Hargeysa.[DHAGEYSO]

Magaalada Hargeysa waxaa ka dhacday arrin ugub ku ah magaaladaas, taas oo ah in guri ku yaalla magaalada laga helay meydka nin la la’aa muddo ka badan bil iyo bar.

Guriga laga helay meydkiisa ayuu ninkaan kiro ahaan u daganaa, waxaana ugu dambeyn la ogaaladay meydkiisa iyadoo halkaasi laga soo saaray.

Audio Player

Halkaan ka Degso Warka Hargeysa

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.