Tuesday, May 6, 2025
HomeAll NewsMid Kamid ah Beelaha Dega Gedo oo Nabadoon ku Dooratay Degmada Ceel-Cade.

Mid Kamid ah Beelaha Dega Gedo oo Nabadoon ku Dooratay Degmada Ceel-Cade.

Munaasabad ballaaran oo ka dhacday magaalada Ceelcadde ee gobolka Gedo ayay beesha Reer Garaad ku dooratay naqiib cusub oo ku hogaamiya ku dhaqanak Shareecada Islaamka.

Kulanka waxaa kasoo qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada, oo ay ku jiraan hogaamiyaasha qabaa’ilka dega Gedo, culimada diinta Islaamka iyo masuuliyiin katirsan maamulka Islaamiga.

Halkaan ka Degso Warka Munaasabadda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.