Beesha Shiikhaal oo kamid ah beelaha dega gobalka Jubada-dhexe, ayaa waxaa munaasabad ka dhacday degmada Jilib ku wareejisay tiro neef oo Geel ah.
Beesha ayaa wareejisay 10 neef oo Geel ah, kuwaas oo ay ugu tala gashay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ku sugan furimaha.
Halkaan ka Degso Warka Beesha Xoolaha Wareejisay