Monday, June 23, 2025
HomeAll NewsMid kamid ah Culimada Soomaaliyeed oo Ka Jawaabay Hadal Kasoo Yeeray Cali...

Mid kamid ah Culimada Soomaaliyeed oo Ka Jawaabay Hadal Kasoo Yeeray Cali Geedi.

Sheekh Cabdiweli Cabdullaahi Muuday oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ee kunool Wilaayaatka Islaamiga, ayaa ka jawaabay hadal uu horey u jeediyay Cali Maxamed Geedi, oo ahaa inaan la kala lahayn dalka, kaasoo ku baxay barnaamij ka baxa warbaahinta Al-Furqaan oo loogu magacdaray Guutada Istish-haadiyiinta iyo Geylanka Soomaaliya.

Halkan kala deg Waraysi- Sheekh Cali Weli Muuday

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.