Wednesday, April 9, 2025
HomeUncategorizedMid Kamid ah Musharixiinta Jubbaland oo Isaga Haray Tartanka Doorashada.

Mid Kamid ah Musharixiinta Jubbaland oo Isaga Haray Tartanka Doorashada.

Maxamed Cabdullaahi Salaad oo loo yaqaanno Oomaar oo kamid ah musharrixiinta utartameyso xilka madaxtinimada ee maamulka la baxay Jubbaland, ayaa waxa uu shir jiraa’id oo uu ku qabtay ku sheegay inuu ka isaga baxay ka qeyb galka doorashada.

Waxa uu tilmaamay in qiimeyn uu sameeyay kadib ay usoo baxday in uusan ka qeyb gali karin doorashadaas, oo uu sheegay ineysan udhaceen sidii la rabay.

Halkaan ka Degso Warka Musharraxa

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.