Gudoomiyaha daayasha dhaqanka gobolka Shabeellaha Hoose Ugaas Ibraahiim Maxamad Nuur,ahna ugaaska beesha Ciroole ayaa hadlay dagaalladii saakay lagula wareegay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Sh/Dhexe.
Wuxuu bogaadiyay dagaalladaasi xoogganaa ee lagula wareegay degmada, isagoo baaq udiray umadda Soomaaliyeed ee ka fadhiya halganka ka dhanka ah shisheeyaha.