Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsMid kamid ah shaqaalaha maamulka la baxay Somaliland oo lagu dilay Burco....

Mid kamid ah shaqaalaha maamulka la baxay Somaliland oo lagu dilay Burco. [Dhagayso].

Maalintii shalay mid ka mida hawl-wadeennada Wakaaladda Biyaha ee maamulka la baxay Somaliland ayaa lagu dilay magaalada Burco ee gobalka Togdheer.

Ninkaan la dilay oo lagu magacaabo Maxamed Maxamuud Xarigle ayaa waxaa rasaas oodda uga qaaday, mida maleeshiyaad-beeleed ka jira magaalada Burco, waxaana uu dilku yimid kadib markii muran la xiriira isticmaalka biyaha uu soo kala dhex galay labada dhinac.

Agaasimaha waaxda farsamada ee wakaaladda biyaha magaalada Burco ayaa ka warbixiyay qaabka uu u dhacay ninkaan katirsan shaqaalihiisa.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.