Monday, June 16, 2025
HomeAll NewsMid Kamid ah Wadooyinka Ugu Muhiimsan ee Muqdisho oo Nadaafad Darro Darteed...

Mid Kamid ah Wadooyinka Ugu Muhiimsan ee Muqdisho oo Nadaafad Darro Darteed loo Mari La’yahay.

Waxaa xirmay isku socodka wadada Makka Al-Mukarrama ee magaalada Muqdisho, sababo ku aaddan bullaacad lagu soo furay wadada.

Wadada Makka Al-Mukarrama oo kamid ah wadooyinka muhiimka ah ee ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa lasoo warinayaa iney go’day wadadaas, sababo ku aaddan bullaacad lagu soo furay wadada.

Dadka ayaa waxa ay sheegeen in dhibaato daran ay ku qabaan arrintaan, Dowladda Fedaraalkana ay ka qaado lacago canshuur lagu sheegay, saasoo ay tahayna aysan waxba ugu baqan bulshada.

Halkaan ka Degso Warka Wadada

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.