Cabdullaahi Xasan Caraay oo kamid ah Nabadoonada degmada Aadan Yabaal ee gobolka Sh.Dhexe, ayaa warrmay idaacadda Al-Furqaan, wuxuuna ka hadlay dagaalka saakay ka dhacay degmada.
Nabadoonku wuxuu sheegay in ciidamada Dowladda Fedaraalka intii ay joogeen degmada ay ka geysteen dhibaatooyin kala duwan.