Nabadoon Goolis oo kamid ah waxgaradka beesha Xawaadle ayaa waxa uu si diirran usoo dhaweeyay, weerarkii cagmarinta ahaa ee ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kula wareegay magaalada Moqokiri ee gobalka Hiiraan.