Suubiye Caraale oo kamid ah Waxgaradka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa ka warramay xaaladda Xamar kadib roobabkii xalay ka da’ay, kuwaasoo saameeyay naf iyo maal intaba.
Waxa uu sidoo kale ka hadlay boqallaalka milyan ee canshuuraha ah ee ay Dowladda Fedaraalka ka qaado dadka ku dhaqan Muqdisho, islamarkaana aysan waxba ugu qaban dadka rayidka ah.