Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsMillateriga Dowladda Fedaraalka oo Kaalin Hooseysa ka Galay Dowladaha Ugu Liita Ciidanka...

Millateriga Dowladda Fedaraalka oo Kaalin Hooseysa ka Galay Dowladaha Ugu Liita Ciidanka Ahaan Aaduunka.

Dowladda Fedaraalka oo marka loo eego caalami ahaan ku qiimeysan iney tahay mid liidata maamul ahaan iyo Millateri ahaan inataba, ayaa kaalmaha ugu hooseeya ka gashay qiimeyn caalmi ah oo lagu sameynayay Millateriga 145 wadan.

Waxay gashay kaalinta 142aad waxaana ka hooseeya oo kaliya sedax dal, taas oo muujineysa halka ay ciidanka maanta ka joogto Dowladda Fedaraalka.

Halkan ka Degso Xogta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.