Waxaa magaalada Garoowe ee looga arrimiyo maamulka la baxay Puntland looga dhawaaqay isbaheysi mucaarada ah oo kasoo horjeeda Siciid Deni hogaamiyaha maamulkaas iyo hanaanka siyaasadeed ee uu wax uwado.
Xubnahan Mucaaradka ah oo uu gudoomiye u ayahy nin lagu magacaabo Guuleed Saalax Barre, ayaa eedeymo waa wayn ujeediyay maamulkaas, waxayna sheegeen inuu caburin, cagajugleyn, xarig iyo sumcad dil ku hayo.