Wednesday, April 23, 2025
HomeAll NewsMucaaradka Itoobiya oo Kusii Siqaya Magaalada Adis Aaba ee Caasimadda Itoobiya.

Mucaaradka Itoobiya oo Kusii Siqaya Magaalada Adis Aaba ee Caasimadda Itoobiya.[FALANQEYN]

Dagaallada lafa jabiska ah ee ka socda dalka Itoobiya ayaa sii xoogeysanaya iyadoo mucaaradka Dowladda ay usii gurguuranayaan caasimada Itoobiya ee Adis-ababa.

Jabhadaha hubaysan ee Amxaarada iyo Oromada ayaa si weyn isku diyaariyay waxaana ka go’an inay meesha ka tuuraan taliska Abiy Axmed.

In ka badan kun Askari oo maxaabiis ahaan looga qabtay Dowladda ayay soo bandhigeen Oramada, halka Tigreegana isku diyaariyaan inay markale la dagaalamaan dowladda iyagoo markaan taageero ka helaya Eratariya.

Hadabada wararkii ugu dambeeyay ee dalka Itoobiya iyo jahawareerka ka taagan dalkaasi waxaan su’aalo ka weydiinay Maxamed Daahir oo kamid ah Suxufiyiinta Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan.

Halkaan ka Degso Falanqeynta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.