Siyaasiyiinta mucaaradka Dawaladda Fedaraalka ayaa wax ay soosaareen, wars-axafadeed ay ku eedeynayaan Xasan Sheikh Maxamuud.
Waxay sheegeen in Xasan Sheekh Maxamuud uu yahay kaligii taliye ku takri-falay awooddii ay ugacan geliyeen, islaamrkaana uu door biday dan shakhsi iyo kooxeysi siyaasadeed.