Deegaanka Wargaadhi ee Sh-dhexe ayaa ah deegaan Istaraatiiji ah oo ay Shisheeyaha iyo Dowladda Fedaraalka ku lahaayeen saldhigyo kala duwan.
Haddaba maxaan ka ognahay muhiimadda uu deegaankaan uleeyahay Shisheeyaha iyo Dowladda Fedaraalka? ku dhageyso falanqeyntaan.