Sunday, June 15, 2025
HomeAll NewsMunaasabad Lagu Maamuusayay Ardey Xifdisay Qur'aanka Kariimka oo ka Dhacay Degmada Jilib.

Munaasabad Lagu Maamuusayay Ardey Xifdisay Qur’aanka Kariimka oo ka Dhacay Degmada Jilib.

Magalaada Jilib ee gobalka Jubada-dhexe waxaa ka dhacay munaasabad loo qabtay, dhameysatay xifdinta Qur’aanka iyo kuwa kale oo dhameeyay Qur’aanka sidoo kalana bartay akhrinta iyo qoraalka.

Munaasabadda ayaa waxa ay ka dhacday gudaha Mu’assasada Al-Manaar ee magaalada Jilib, waxaana kasoo qeyb galay culimo, waxgarad, waalidiin iyo qeybaha kale ee bulshada.

Halkaan ka Degso Warka Munaasabadda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.