Thursday, June 5, 2025
HomeAll NewsMunaasabad loo Qabtay Arday ka Qalin Jabisay Machadka Qurduba Faraciisa Bu'aale.

Munaasabad loo Qabtay Arday ka Qalin Jabisay Machadka Qurduba Faraciisa Bu’aale.

Munaasabad loo qabtay arday ka qalin badalaneysay machadka Qurdhuba faraciisa Buula Fulaay ayaa ka dhacday magaaladaasi.

Xafladdan oo si heer sare ah loosoo agaasimay islamarkaana ay ku qalin jabinayeen ku dhawaad 30 arday, ayaa ka dhacay magaalada Buulo- Fulaay ee gobolka Baay.

Arday qalin badalaneysay ayaa waxaa la gudoonsiiyay abaalmarinno qaali ah, waxaa kasoso qeyb galay marti-sharaf kala duwan oo ay kamid yihiin, mas’uuliyiin waalidiin iyo waxgarad.

Ardaydan ayaa ah dufcadii koobaad ee ka baxda machadka Qurdhuba tan iyo intii laga hirgeliyay magaaladaas, waxaana goobta ka hadlay maamulaha machadka, isagoo ka warbixiyay ujeedka xafladda loo qabtay.

Halkaan ka Degso Warka Qurduba

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.