Monday, July 7, 2025
HomeAll NewsMunaasabad loo Qabtay Arday ka Qalin Jabisay Madaraso ku Taalla Jamaame.

Munaasabad loo Qabtay Arday ka Qalin Jabisay Madaraso ku Taalla Jamaame.[WARBIXIN]

Munaasabad ka dhacday degmada Jamaame ee Wilaayada Islaamiga ah ee Jubada-hoose ayaa waxaa loo qabtay, arday ka qalin jabisay mid kamid ah madaariista ku taalla degmadaas.

Ardayda qalin jabisay oo ay tiradoodu aheyd 10 arday, ayaa waxa ay ka aflaxeen madarasada Abuu Bakar As-Siddiiq ee magaalada Jamaame, iyagoona dhameeyay barasha Qur’aanka Kariimka ah.

Halkaan ka Degso Warbixinta

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.