Ciidamada Murtazaqada Bangaraaf ee uu Mareykanku tababartay ayaa tuulada Yimbis ee hoostagta deegaanka Sabiid ee Gobalka Sh-hoose waxa ay ku dileen, qoys isugu jiray Aabaha iyo Hooyada reerka iyo caruurtii qoyskaasi, kuwaas oo ka koobnaa 5 ruux, halka ay sidoo kale dhaawac culus ugeysteen wiil yar oo 10 jir ah kana katirsanaa qoyska.