Muruqmaalata ku nool magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Shisheeyaha ay la wareegeen howlihii ay qaban jireen ayna ka cabanayaan shaqo la’aan baahsan.
Waxa ay si gaar ah uga tabanayaaan Dawlada Fadaraalka, iyagoona ku edeeyay in shaqooyinkii ugu muhiimsanaa ee dalka ay ku wareejisay shaqaale ajaanib ah.