Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsMuuqaal Muujinaya Duqeyntii Itoobiya ay ka Geysatay Jilib oo la Baahiyay.

Muuqaal Muujinaya Duqeyntii Itoobiya ay ka Geysatay Jilib oo la Baahiyay.[WARBIXIN]

Habeen hore diyaarado ay leedahay Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa duqeymo geystay khasaare kala duwan waxa ay ka geysteen degmada Jilib ee gobalka Jubada-dhexe.

Waxaa maanta la baahiyay muuqaal muujinaya, khasaaraha ka dhashay duqeynta cadowtooyo ee ay diyaaradaha Xabashidu ka geysteen magaaladaas.

Halkaan ka Degso Warbixinta Muuqaalka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.