Muddo 2 saac ah kahor waxaa baraha Internetka aad ugu baahay, muuqaalka ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo howlgallo amniga lagu sugayo ka sameynaya deegaanada Lafoole & Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.
Waxaa la arkayaa dadka shacabka ah ee isticmaalaya gaadiidka wadada maraya oo faraxsan, kuwaas oo takbiirsanaya iyo ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo ku sugan wadada.
Halkaan ka Degso Xogta Muuqaalka
https://www.facebook.com/share/v/1ANBzu8eid/