Friday, April 25, 2025
HomeAll NewsMuuqaalka la Wareegitaanka Al-Shabaab ee Deegaanka Yasooman oo la Baahiyay.

Muuqaalka la Wareegitaanka Al-Shabaab ee Deegaanka Yasooman oo la Baahiyay.

Waa muuqaal kooban oo la daawan karo qadar 2 daqiiqo iyo ilbiriqsiyo ah, kaas oo ay baahisay Al-Kataa’ib Al-Ikhbaariyah, laguna soo bandhigayo qaabkii ay ciidamada Xadarka Mujaahidiinta Al-Shabaab ula wareegeen deegaanka istaraatiijiga ah ee Yasooman oo katirsan gobalka Hiiraan.

Muuqaalka ayaad ku arki arkaa ciidamada Xadarka Mujaahidiinta Al-Shabaab oo gudaha usii galaya deegaanka, sidoo kalana ku sugan buurta uu  caanka ku yahay deegaanka Yasooman.

Halkaan ka Degso Warbixinta Muuqaalka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.