Al-Kataa’ib Al-Ikhbaariyah ayaa baahisay muuqaalka zako qeybin sanadkan laga sameeyay, deegaanka Iidaale ee wilaayada Islaamiga Baay, halkaas oo boqollaal kamid ah dadka fuqarada iyo masaakiinta ah loogu qeybiyay nimcooley kala duwan.
Muuqaalka Zako Qeybin Laga Sameeyay Iidaale oo Lasoo Saaray.
RELATED ARTICLES
Masha allah