Thursday, May 8, 2025
HomeAll NewsMuuwaadin Soomaali ah oo Lagu Dilay Koonfurta Suudaan.

Muuwaadin Soomaali ah oo Lagu Dilay Koonfurta Suudaan.[DHAGEYSO]

Waxaa dalka Koonfurta Suudaan ee qaarada Afrika lagu dilay Muwaadin Soomaali ah, kasoo kamid ahaa dadka ku dhaqan dalkaas.

Wararka ayaa tilmaamaya in muwaadinkaan Soomaaliga ah lagu dilay wadada udhaxeyso magaalooyinka Jubba iyo Terekeka ee Koonfurta Suudaan.

Afhyeenka ciidamada mallateriga ee dalkaas ayaa warbaahinta uxaqiijiyay, in dilkan loo geystay qofkan Soomaaliga ah ay ka dambeyeen koox hubeysan oo dalkaas ka dagaallanta.

Dhacdadan ayaa walaac xooggan ku abuurtay bulshada Soomaaliyeed ee ku nool gudaha Koonfurta Suudaan, gaar ahaan ganacsatada iyo dadka safarka ku taga dalkaasi.

Halkaan ka Degso Warka Dilka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.