Saturday, May 3, 2025
HomeAll NewsBulshada ku Dhaqan Gobalka Awdal oo Cabasho ka Muujiyay Shisheeye Boobaya Kheyraadka...

Bulshada ku Dhaqan Gobalka Awdal oo Cabasho ka Muujiyay Shisheeye Boobaya Kheyraadka Dalka.

Dadka ku dhaqan Degmada Baki ee gobolka Awdal ayaa ka cabanaya, shirkado lasheegey in ay macdan ka qodayaan deegaankooda .

XiLli ay warbaahinta kula hadlayeen guda deegaankooda ayey tilmaameen, in uu arintaan ku lug leedahay maamulka la baxay Soomaaliland ee ka arrimiyo deganadaasi.

Qaar kamia ha dadka deegaanka oo isku soo baxay ayaa waxa ay sheegeen in ay arrintaani kasoo horjeedaan, islamarkaana aysan ogalaaneynin in kheyraadkooda la boobo.

Halkaan ka Degso Bulshada Awdal

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.