Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa waxa ay sannadkaan cusub ee Hijriyada soo kordhisay barnaamijyo iyo warbixinno taxane ah, kuwaas oo fawaa’id weyn xambaarsan ahmiyad gaar ahna uleh Muslimiinta.
Mid kamid ah taxanayaasha aan ugu tala-galnay dadka nagu xiran waa silsilad aan ugu magac darnay Hindise iyo Hal-Abuur, waxaana falanqeyntaan ku eegaya Wariyaheenna Muxsin Xasan.