Waxaa jira tallaabooyin dhowr ah oo uu madaxweynaha Mareykanka Donald Trump aaminsan yahay iney usuuragelinayaan qorshihiisa ah inuu dadka reer Falastiin ee ku nool magaalada Qazza ka saaro dhulkooda, una barakiciyo wadamada Urdun iyo Masar.
Hadaba maxay yihiin tallaabooyinkaasi, warbixintan ku dhegeyso.