Thursday, May 15, 2025
HomeAll NewsMuxuu Yahay Dowrka ay Jaamacadaha Yahuudda ka Qaataan Dilka & Tacdiibinta Filastiiniyiinta?

Muxuu Yahay Dowrka ay Jaamacadaha Yahuudda ka Qaataan Dilka & Tacdiibinta Filastiiniyiinta?[WARBIXIN]

Maamulka Yahuudda ayaa waxa uu gummaad xooggan ka wadaa dhulka la heysto ee Filastiin, isagoona geysanaya weeraro duqeymo ah iyo gaboodfallo kale oo kala duwan.

Sidoo kale maamulka gumeysiga ayaa xadgudubyo ka wada xabsiyada, waxaana warbixinno soo baxaya ay sheegayaan, in Jaamacadaha Yahuudda ay kaalin weyn ka qaadanayaan dilka iyo tacdiibka ka dhanka ah Filastiiniyiinta.

Halkaan ka Degso Warbixinta Jaamacadaha Yahuudda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.