Monday, May 19, 2025
HomeAll NewsMuxuu Yahay Isbaheysiga Xagjirka ah ee "Patriots" ee uu ku Biiray Netanyahu?

Muxuu Yahay Isbaheysiga Xagjirka ah ee “Patriots” ee uu ku Biiray Netanyahu?[WARBIXIN]

Marba marka ka dabeysa waxaa sii xoogeysanaya cilaaqaadka dhinacyada kala duwan leh ee u dhaxeeya Maamulka Yahuudda iyo Dowladaha Reer-galbeedka, kuwaas oo duullaan cudwaani ah ka wada Marinka Qazza.

Dhawaan maamulka Yahuudda ayaa waxa uu ku biiray, xisbi xagjir ah oo ka dhisan qaaradda Yurub oo lagu magacaabo “Patriots” waxaana isbaheysigaan oo ay horkacayaan calmaaniyiin ay ku xidideysatay Islaam naceybka uu ka shaqeynayaa masaalixda Sahaayinada.

Halkaan ka Degso Warbixinta Yahuudda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.