Thursday, April 17, 2025
HomeAll NewsMuxuu Yahay Xabsiga Suubaa ee ay Gacanta ku Hayaan Maleeshiyaadka RSF?

Muxuu Yahay Xabsiga Suubaa ee ay Gacanta ku Hayaan Maleeshiyaadka RSF?[WARBIXIN]

Mudooyinkii lasoo dhaafay dagaallo ka dhacay dalka Suudaan ayaa looga itaal roonaaday maleeshiyaadka RSF ee dagaalka kula jira xukuumadda Al-Khartuum, kuwaas oo laga qabsaday goobo dhowr ah.

Maleeshiyaadkaan ayaa ku caan baxay xasuuqa iyo tacdiibinta dadka rayidka ah, iyagoona leh xabsiyo ay dadka ku ihaaneystaan, waxaana xabsiyadaas kamid ah xabsiga Suubaa.

Haddaba muxuu yahay xabsiga Suubaa ee ay kooxdaani gacanta ku heyso kuna tacdiibiso dadka Muslimiinta ah? ku dhageyso warbixintaaan hoose.

Halkaaan ka Degso Warbixinta Suudaan

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.