Tuesday, April 22, 2025
HomeAll NewsNabadoon Fartaag: "Siyaasiyiinta & Odayaasha ku Shiray Muqdisho ma Matalaan Beesha Hawiye".

Nabadoon Fartaag: “Siyaasiyiinta & Odayaasha ku Shiray Muqdisho ma Matalaan Beesha Hawiye”.

Nabadoon Maxamed Axmed Guuleed Fartaag oo ah afhayeenka Odoayaasha dhaqanka Islaamiga ee Banaadir, ayaa sheegay in siyaasiyiin iyo xubno taabacsan Dowladda Federaalka oo dhawaan ku shiray magaalada Muqdisho, aaney matalin beelaha Haweiye.

Nabadoon Fartaag ayaa sheegay in Hawiye uu taariikh u leeyahay la dagaallanka gumeystaha kusoo duuley dalka, xilligan la joogana uu kaalin weyn ka qaadanayo dagaalka lagula jiro ciidamada Shisheeye ee ka socda Soomaaliya.

Wuxuu tilmaamay in ragga ku shiray Muqdisho laga hago xerada Xalane, dadka ku abtirada qabaa’ilka Hawiye ayuuna u sheegay ineysan ku dagmin dadka noocaas ah.

Halkaan ka Degso Codka Nabadoonka

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.