Nabdoon Axmed Cismaan Goolis oo kamid ah nabadoonna gobalka Hiiraan ayaa waxa uu ka warbixiyay, xaaladda guud ee uu ku sugan yahay gobalka oo ay maalmihii lasoo dhaafay ka dhaceen dagaallo culus.
Nabadoonka ayaa sidoo kale ka hadlay waxa keenay in markale uu Cali Jeyte ku calaacalo iney dhiigbax daran ku wajahayaan gobalka Hiiraan islamarkaana lagu fiirsaday dagaalladaas.
Sidaan u arkaayo dhawaan raayada waa laga taagayaa dhamaanba dhulka somalia alshabaab guul idamka ilaahay.dhamaanba gayiga somalia oo dhan.taageerada loo hayo in kitaabka lagu xumaa xitaa waqooyi taageerada xarakadu kor ayay usii kacaysaa, dawlada islaamka ha jirto ha joogto.daba dhilfyaduna wey dhamaanyaan sida cali jayte iyo gurguurte